DHAGEYSO:Shacabka Muqdisho oo ka hadlay Xasuusta 14 oct

14 Bishii Oct Maanta oo kale saddex Sano ka hor xilli Galab ah ayaa waxaa qarax weyn oo geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah waxaa uu ka dhacay Isgoyska Soobe ee Magaalada Muqdisho.
Qaraxaas ayaa waxaa uu ahaa midkii ugu khasaaraha badnaa ee ka dhacay Qaarada Afrika, waxaana sannad kasta Muqdisho lagu qabtaa Xus iyo duco loo sameynayo dadkii ku dhintay qaraxaas.
Haddaba Maxay dadka Reer Muqdisho ka barteen Musiibadii 14-kii Oktoobar? Ma jirtaase Diyaar Garow la xiriira Musiibooyinka noocaan ah oo Muqdisho laga Hirgaliyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here