Shacabka Ruai ee Nairobi oo ka cabanaya koronto la’aan

Dadweynaha ku nool xaafadda Ruai ee ismaamulka Nairobi ayaa sameeyay dibadbax ay ku muujinayaan sida ay kaga xun yihiin inaynan haysan adeegga korontada.
Waxay sheegeen in muddo hal bil ah ay koronto la’aan haysato.
Shacabka ayaa sido kale cabasho ka muujinaya in adeeggan oo aynan helin ay horseeday amni darro gaar ahaan xilliyada habeenkii.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here