Shacabka tuulada Qoloji oo deeq la gaarsiiyay

Iyadoo lagu guda jiro bisha barakeysan ee Ramadaan ayaa waxaa deeq raashiin ah la gaarsiiyay barakacayaasha ku nool tuulada Qoloji ee dowlad deegaanka soomaalida.
Cabdixakiin Cabdullahi Gamaadiid ayaa faahfaahinta qodobkan noo soo diray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here