Shan gabdhood oo la xiray kaddib marki lagu sameyaay gudniinka fircooniga Bomet

Shan gabdhood ayaa laagu haaya saldhigga booliska ee Sotik ee ismamulka Bomet kaddib markii loo guday qaabka fircooniga ee loo yaqaano FGM
Guddoomiyaha xaafadda Kaplomboi Peter Tele ayaa sheegay in eedeysanayasha la soo qabtay kaddib marki ay soo wargaliyeen xubnaha deegaanka ee xaafadaha ee loo yaqaano Nyumba Kumi
Waxaa la sheegay in intii lagu guda jiray soo qabashada dhibanayaashan u mid ka mid ah baxsaday balse hadda lagu raad joogga waxaana laagu wadaa in la soo taago maxkamad si ay uga jawabaan eedeymaha loo heysto.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here