Shan toban caruur oo ku dhimatay xarun ogoon ah ee dalka Haiti

Shan iyo toban caruur ah ayaa la xaqiijiyay inay dhinteen kadib markii uu dab qabsaday xarun agoon ah oo ku taal caasimada dalka Haiti.
Dabka ayaa ka kacay xarun agoon oo ku taal koonfurta magaalada Port-au-Prince ee dalka Haiti.
Sarakiisha ayaa sheegeyn in isla gobta ay ku nafwayeen laba caruur ah halka 13 kalana ay ku dhinteen isbitaalka kadib markii sixun ugubteen.
Dabka ayaa la sheegay in uu sababay shumacyo ayagoo u isticmaaleeyay in ay iftiin ka dhigtaan sida ay sheegeyn caruurta iyo shaqaalaha goobtaasi ka shaqeyso.
Agoonta oo ay maamusho koox masiixi ah oo fadhigeedu yahay Mareykanka ku waas oo caruurta ku haayi goobtaasi kuna quudin jirtay.
Maamulaha machadka daryeelka bulshada Arielle Jeanty Villedrouin, ayaa sheegtay in xiliga u dabka u kacaayi ay 60 carruur ah ay goobta ku sugnaayeen.
Waxay dhanka kale sheegtay in caruurtii ka bad baaday dabkaasi meeli kuu meel gaar la geynayo ama hadii dib ula midoobi karaan walidiintooda ayey wakaalada wararka reuters ushegtay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here