Shaqaalaha dowladda Somalia oo lagu dhawaaqay in ay maanta fasax yihiin

Qoraal ka soo baxay xalay Wasaarada Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Dowlada Federalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in maanta oo sabti ah laga fasaxay shaqaalaha howl maalmeedkooda bilashada sanadka cusub ee Hijriyada 1441
Wasaaradda Shaqada & Arrimaha Bulshada XFS ayaa sheegtay in shaqaalaha DF & kuwa gaarka ay fasax yihiin manata oo Sabti ah, oo ku beegan 31-8 2019,ama 01-01-1441H,curashada sannadka cusub ee islaamka dartiisa,sidoo kale ku beegan maalintii uu nabigeena Suuban NNKHA ka hijroodey Magaalada Maka una hijroodey Madiina.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here