Sheekh Maxamad Cabdi Uma loo sheegay in galabta bisha ramadaan la raadin doono

Waxaa xalay baraha bulshada lagu faafinayay warar ku saabsan in maanta la soomayo hasa ahaate sheekh Maxamad Cabdi Umal oo ka mid ah culimaauddiinka soomaaliyeed ee dalkani Kenya ayaa sheegay in ilaa iyo hadda wax xaqiijin ah aysan jirin sidaas awgeed galabta la raadinaya bisha ramadaan si haddii la arko berri uu soonka u billowdo.
Waxaa uu sido kale sharraxay sababta keentay in su’aalo la iska weydiiyo bilashada bisha .
Sh. Maxamad Cabdi Umal oo xalay arrinkan ka hadlay ayaa yiri

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here