Shiinaha iyo India oo heshiis ka gaaray xuduud ay isku hayaan

Wasiirada arrimaha dibadda ee dalalka Shiinaha iyo India oo uu ka dhexeyo muran dhanka soodhinta ah ayaa sheegay inay ku heshiiyeen inaan ciidamo la isku adeegsan.
Bayaan ay si wadajir ah u soo saareen ayay ku xuseen in la isku afgartay in ciidamada sida ugu dhaqsiyaha badan looga qaado xuduudda bilooyin ay isku hor fadhiyeen.
Labada wasiir ee kala ah Wang Yi iyo Subrahmanyam Jaishankar ayaa ku kulmay shir ka dhacay magaalada Moscow ee Ruushka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here