Shiinaha oo 14.16 bilyan oo doolar u qoondeysay la tacaalidda coronavirus

Dowladda Shiinaha ayaa sheegtay inay dhaqaale dhan 99.5 bilyan oo ah lacagta yuan una dhiganta 14.16 bilyan oo doolar u qoondeysay xakameynta caabuqa Coronavirus ee saameynta ku yeeshay.
Waxaa arrintan sheegay wasiir ku xigeenka wasaaradda maaliyadda ee xukuumadda Beijing Ou Wenhan oo shir jaraaid qabtay.
Gudaha Shiinaha waxaa ilaa iyo hadda firuusigan ugu dhintay 2,592 qof .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here