Shiinaha oo beeniyay in Coronavirus uu soo billowday bishii sideedaad ee sannadkii hore

Dowladda Shiinaha ayaa arrin waxba kama jiraan oo lagu qoslo ku tilmaantay darasaad ay sameysay kulliyadda caafimaadka ee jaamacadda Harvard .
Waxaa darasaadka lagu sheegay in cudur sidaha coronavirus ay suurtagal tahay inuu magaalada Wuhan ee Shiinaha ka dhex jiray bishii sideedaad ee sannadkii hore.
Saynisyahanada ayaa sheegaya inaynan jirin caddeymo lagu qanci karo oo loo cuskan karo arrinta darasaadka lagu soo bandhigay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here