Shiinaha oo diiwaangeliyay 19 xaaladoo oo coronavirus ah

Guddiga caafimaadka ee wadankaas ayaa sheegay in 7 ka mid ah kiisaskan lagu arkay gudaha caasimadda Shiinaha ee Beijing.
Tiradan ayaa maalin ka hor ahayd 12.
Beijing waxaa hadda ka socdo baaritaan wadareed tan iyo 11-kii June oo uu cudurka soo laba kacleeyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here