Shiinaha oo gargaar cunno gaarsiiyay Itoobiya

Dowladda Shiinaha ayaa 9,000 metrik taan oo gargaar cunno oo degdega ah gaarsiisay dalka Itoobiya.
Cawimaaddan la bixiyay ayaa waxaa warbaahinta u xaqiijiyay Tan Jian oo ah safiirka xukuumadda Beijing ee Itoobiya.
Waxaa uu carrabka ku dhuftay in tani ay qeyb ka tahay dadaalada baniaadanimo ee ay dowladiisa ku garab istaagayso shacabka wadankaasi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here