Shiinaha oo laga diiwaangeliyay 648 oo ah kiisaska cusub ee Coronavirus

Passengers arriving on a China Southern Airlines flight from Changsha in China are screened for the new type of coronavirus, whose symptoms are similar to the cold or flu and many other illnesses, upon their arrival at the Jomo Kenyatta international airport in Nairobi, Kenya Wednesday, Jan. 29, 2020. Some countries began evacuating their citizens Wednesday from Wuhan, the Chinese city hardest-hit by an outbreak of the new virus that is thought to have killed over one hundred people and infected more than 6,000.(AP Photo/Patrick Ngugi)

Dowladda Shiinaha ayaa shaaca ka qaadday in la diiwaangeliyay kiisas cusub oo la xiriira caabuqa Coronavirus kuwaasoo gaaraya 648.
Hasa ahaate waxaa hoos u dhacay tirada kiisaska firuusigan ee laga soo tabiyay deegaanada ka baxsan gobolka Hubei.
Guddiga qaran ee arrimaha caafimaadka ee dalka Shiinaha ayaa laga soo xigtay in tirada guud ee kiisaska Coronavirus ee ilaa iyo hadda lagu arkay wadankaas ay yihiin 76,936 halka dhimashadu ay marayso 2,442 qof.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here