Shiinaha oo laga diiwaangeliyay kiisas gaaraya 10 oo ah kuwa coronavirus

Dowladda Shiinaha ayaa sheegtay in gudaha wadankaas laga diiwaangeliyay kiisas cusub oo la xiriira Coronavirus kuwaasoo ah 10.
Guddiga qaran ee caafimaadka dalkaas ayaa sheegay in kiisaskan laga keenay dalka dibadiisa.
Ilaa iyo hadda gudaha Shiinaha waxaa laga xaqiijiyay kiisaska coronavirus oo dhan 82,798 halka dhimashada ay weli tahay 4,632 qof.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here