Shiinaha oo laga soo tabiyay 22 oo ah kiisas cusub

Guddiga qaran ee caafimaadka ee dalka Shiinaha ayaa sheegay in la xaqiijiyay kiisas dheeraad oo ah kuwa caabuqa coronavirus oo gaaraya 22.
Hasa ahaate dhammaan dadka lagu arkay ayaa ah kuwo ka soo laabtay safarro ay ku tageen dibadda wadankaas.
Gudaha Shiinaha lagama soo tabin dhimasho hor leh.
Tirada dadka Shiinaha ugu dhintay cudurka Covid-19 ayaa weli ah 4,633 qof.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here