Shiinaha oo magacaabay madaxa amniga qaran ee Hong Kong

Golaha wasiirada ee dalka Shiinaha ayaa Zheng Yanxiong u magacaabay agaasimaha maamulka cusub ee amniga qaran ee Hong Kong.
Waxaa sidatan ku warramaysa wakaaladda rasmiga ee wararka ee Xinhua .
Mr.Zheng ayaa ilaa muddo dhow ahaa xoghayaha guud ee guddiga xisbiga Communist Party dhanka gobolka koonfureed ee Guangdong.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here