Shiinaha , Ruushka iyo Sacuudi Carabiya oo ku biiraya golaha xuquuqul aadanaha ee QM

Wadamada Shiinaha , Ruushka iyo Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa ku biiraya golaha xuquuqul aadanaha ee Jimciyadda qurumaha ka dhexeysa.
Tani ayaa ku soo aadaysa iyadoo hay’adaha u ololeeya xuquuqul insaanka ay arrinkan walaac ka muujinayaan.
Waxay ku doodayaan in saddexdan waddan ay aad ugu badan yihiin xadgudubyada la xiriira xuquuqda aadanaha sidaas awgeedna aan wax laga faa’iidayn xubinimadooda golaha qaramada midoobay ee xuquuqul insaanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here