Shimbir ka soo haajiray Finland oo dalka Ku Dhintay

Shimbir dhawaan lagu arkay dalka Kenya kaddib markii ay kasoo duushay Finland ayaa hadda lagu soo warramaya inay gaajo u geeriyootay, sida ay sheegtay laanta duur joogta ee Kenya.
Waxay sidoo kale sheegtay in muddo dheer ay shimbirta soo duleysay taasina ay uga wacan tahay in oonka iyo harraadka ay soo martay darteed ay saameyn ku yeelatay caafimaadkeeda.
Waaxda duur joogta waxay in horraan inuu qorshahoodu ahaa in shimbirtan ay daryeelaan isla markaasna ay dib ugu celiyaan keymaha markii gacanta lagu soo dhigay.
Shimbirta ayaa kasoo duushay Finland waxaa lugta uga xirneyd bir yar oo muujineyso halkii ay ka timid.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here