Shir ku saabsan tamarta oo berri furmaya

55

Madaxweynaha dalka Mr. Uhuru Kenyatta ayaa la filayaa inuu berri si rasmi ah u furo kulan diiradda lagu saaraya arrimaha tamarta.
Afhayeenka madaxtooyada dalka ee State House Mrs. Kanze Dena Mararo ayaa warbaahinta u sheegtay in hoggaamiyaha dalka uu sido kale xariga ka jari doono warshad soo saareysa korontada laga dhaliyo dabeysha.
Waxay carrabka ku adkeysay in maamulka talada haya ee Jubilee uu diiradda saarayo arrimaha tamarta sis are loogu qaado wax soo saarka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here