Shirka golaha iskaashiga wadamada khaliijka oo Arbacada furmaya

Iyadoo 11-ka bishan Diseembar oo ku beegan maalinka Arbacada ah uu furmayo shirka 40-aad ee golaha iskaashiga wadamada carbeed ee (GCC) ayaa la filayaa in xal loo helo dhibaato soo jirtay in ka badan 2 sano.
Khuburrada ku takhasusay xiriirka caalamiga iyo dibloomaasiyadda ayaa sheegaya in la rajeynayo in meesha laga saaro muranka tan iyo bishii lixaad ee sannadkii 2017-kii Qatar kala dhexeyay 4 wadan.
Dalalkan ayaa kala ah Masar, Baxrayn, isu tagga imaaraadka carabka ee UAE iyo boqortooyada Sacuudi Carabiya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here