Shirka isu soo dhawaynta oromada iyo soomaalida ee ka dhici doona magaalada jigjiga

Waxaa magaalada jigjiga ee caasimada dowlad deegaanka Somalida Ethiopia ku wajahan in ka badan 700 oo ruux oo ka imaanaya deegaanka oromada si ay uga qaybgalaan shirka isu soo dhawaynta oromada iyo soomaalida ee ka dhacaya magaalada jigjiga
Warkan waxaa magaalada Jigjiga nooga soo diray wariyaheen siyaad bashuuc sane heersare

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here