Shirkada Tesco ee UK oo hakisay Afakaada looga dhoofin jiray kenya

Shirkadda Ugu weyn ee laga dukaamaysto Tesco taas oo ku taala dalka Uk ayaa sheegtay inay hakisay Avacadaha ay u keenayeen Beeralay kenyaan ah.
Tan ayaa timid ka dib markii ay ku eedeeyeen inay ku dhaqaaqeen xadgudub ka dhan ah aadanaha.
79 qof oo kenyaan ah oo la soo taagay maxkmada sare ee UK kuwaas oo lagu eedeeyay in shirkada yar ee Kakuzi ay shaqaalaysiisay ilaalo amni taas oo lagu tilmaamay xadgudub weyn.
Shaqsiyaadkaas kenyaanka ah waxaa sido kale lagu eedeeyay inay gaysteen dil,kufsi,weeraro iyo xabsi been abuur ah.
Shirkada Kakuzi ayaa Avacadaha waxay u dhoofin jirtay dhawr dukaamo oo ku yaala wadanka Uk sida uu qoray wargayska Sunday Times.
Waxaa ka mid ah shirkadaha heli jiray Avacadaha Tesco iyo Sainsbury’s

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here