Shirkadda Boeing oo qoysaska dadkii ku dhintay shilkii diyaaradda Ethiopia Airlines magdhow siinaysa

Shirkadda Boeing ayaa shaacisay inay magdhow lacageed oo dhan 15 milyan helayaan qoysaska ay dadkooda ku dhinteen shilkii diyaaraddii Ethiopian Airlines.
Shirkadda ayaa sido kale sheegtay in waqtiga kama dambeyska ah ee ay qoysaska gudbin karaan codsiyo ku aaddan in magdhow la siiyo ay tahay 31-da bisha Disembar ee sannadkan.
Waxay wararku intaasi ku darayaan in magdhowga la siinayo qoyska qof waliba oo ku dhintay shilkii Ethiopian Airlines ee bishii saddexaad iyo midkii Indonesia laga soo tabiyay bishii Tobnaad ee sannadkii hore.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here