Shirkadda IranAir oo joojisay duulimaadyadii Yurub

Wakaaladda wararka ee dalka Iiraan ee IRNA ayaa ku warramaysa in shirkadda IranAir ay istaajisay safarradii diyaaradaheeda ay ku tagi jireen wadamada qaaradda Yurub.
Waxay wakaaladdu soo xigatay bayaan ka soo baxay xafiiska maamulka duulimaadyada.
Iiraan ayaa ka mid ah wadamada uu saameyay caabuqa Coronavirus ee ka soo billowday Shiinaha.
Waxaa ilaa iyo hadda gudaha dalkaas ugu dhintay145 qof halka tirada guud ee uu saameeyay ay tahay 5,823.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here