Shirkii Jabuuti ka socday oo faahfaahin laga bixiyay waxyaabaha ka soo baxay.

Wasiirka wasaarada Arimaha Gudaha,Fedraalka iyo dib u heshiisiinta Dowlada Federalka Soomaliya Cabdi Maxamed Sabriye Ayaa Ka Hadlay Waxyaabbihi Kasoo Baxay Shirka Wadahadalka Dowlada Federalka Soomaliya Iyo Soomaliland ee lagu qabtay dalka Jabuuti.
Wasiirka ayaa sidoo kale u mahadceliyay dhamaan dhinacyadii ka qayb qaatay shirka oo uu ugu horeeyo Madaxweynaha Jamhuuriyada Jabuuti.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here