Sii hayaha xilka ra’isul wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay laamaha Amniga

Sii hayaha xilka Ra’iisul Wasaarada Xukuumadda Fdedaraalka Soomaaliya, Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa manta kulan la qaatay madaxda Wasaaradda Gaashaandhigga iyo hoggaannada Ciidamada Qaranka.
Kulanka oo ay goob-joog ka ahaayeen Wasiirka Wasaaradda difaaca Soomaaliya, Xasan Cali Maxamed (Ammar-dambe) Taliyaha Ciidanka xoogga Dalkaasi , Janaraal; Odowaa Yuusuf Raage iyo qaar ka mid ah saraakiisha hoggaanka qeybaha dalka ayaa waxaa looga hadlay dar-dar gelinta iyo dhammaystirka dib u habaynta Ciidamada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here