Singapore oo ay doorasho ka dhacayso

Waxaa maanta doorasho dhacaysa codkooda ka dhiibanaya shacabka dalka Singapore.
Dadka ayaa codeynaya iyagoo sita afxirka iyo gacma gashiga.
Saraakiisha guddiga doorashooyinka ee wadankaas ayaa xaqiijinaya in dadka ku sugan goobaha kala duwan ee codbixinta aynan aad isugu dhawaan waxayna baarayaan heerkulka jirka ee dadka codeynaya.
Tani ayaa imaanaysa iyadoo kiisaska caabuqa coronavirus ee halkaas laga xaqiijiyay ay kordheen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here