Siri Lanka oo kordhisay xaaladii degd dega ahayd kadib markii uu dalkaas ka dhacay weerar xoogan

Sri Lanka ayaa kordhisay sharciyo u oggolaanaya ciidamada ammaanka in ay sii wadaan xaaladda deg dega ah ee dalkaasi saaran kadib markii 250 qof lagu dilay weeraro argagixiso ah oo lagu qaaday kaniisado iyo huteelo ku yaala wadankaasi.
Madaxweynaha dalka Siri Lanka ayaa amray in bil kale lagu kordhiyo xaalada deg deg ah.
Laamaha ammaanka ee dalka Siri Lanka ayaa gacanta ku dhigay kadib weerarkaas 100 qof.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here