Siyaasiyiin booqday Raila oo lagu daaweynaya imaraadka

Barasaabka ismaamulka Mombasa ee gobolka xeebta Cali Xassan Joho iyo xildhibaanka deegaanka bariga Suna Junet Maxamad ayaa madaxa xisbiga mucaaradka ee ODM, Raila Odinga ugu tagay magaalada Dubai ee dalka isu tagga imaraadka carabta .
Waxay sheegeen in caafimaad Raila uu soo hagaagaya kaddib qalliin lagu sameeyay.
Siyaasiyiintan ayaa xusay in Mr. Odinga uu isagoo halkaas ku sugan weli xiriir dhow la leeyahay madaxda siyaasadeed.
Mr.Raila ayaa toddobaadyo ka hor Dubai u tagay waxa ay qoyskiisa ku tilmaameen qalliin fudud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here