Siyaasiyiinta Wajeer oo ka soo horjeestay natiijadii tirakoobka

Tan iyo markii ay soo baxday natiijadii la sugayay ee Ku aadaneeyd tirakoobkii guud ee dalka ka qabsoomay ayaa waxaa isa soo taraya cabashooyinka ku saabsan tirada la shaaciyay ee ismaamulada qaar ee gobolka waqooyi bari.
Galinkii dambe ee shalay ayay wakiilada golaha hoose ee deegaanka tarbaj ee ismaamulka wajeer shir jaraaid oo ay qabteen waxay kaga hadleen tiradii iyo sida aynan ugu qanacsaneyn

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here