Soo dhaweynta Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo laga dareemaya Guriceel

Degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa waxaa socda qaban qaabadii u dambeeysay ee ku aaddan soo dhaweynta Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre.
Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee degmada Guriceel Bashiir Cabdiraxmaan Sheekeeye ayaa idaacadda Star FM Studiyaheeda gobolka Galgaduud u sheegay in saaka la sugayo Xassan Cali Khayre ayna si weyn ugu diyaar garoobeen soo dhaweeyntiisa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here