Soomaaliya oo ka Qayb Galaysa Shirka Golaha Sare ee Garsoorka Africa

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Soomaaliya, Baashe Yuusuf Axmed, ayaa magaalada Luanda ee dalka Angola uga qayb galaya shirkii 5-aad Golaha Sare ee Garsoorka qaarada Afrika oo ay Soomaaliya xubin buuxda ka  tahay.

Madaxwaynaha Jamhuuriyada Angola, H.E Joã Manuel Gonçalves Lourenceç, ayaa furay shirkaan oo ay kasoo qayb galeen mas’uuliyiin ka socota  garsoorka wadamada qaaradda  Afrika.

Shirka oo shalay furmay maantana la soo gabagabaynayo ayaa looga hadlay dhawrista dastuurka, xuquuqda aasaasiga ah ee Aadamaha iyo kaalinta Garsoorka Africa uu ka qaadan karo ku dhaqanka qaynuunyada u dagan wadamada kala duwan ee xubnaha ka ah ururka midowga Africa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here