Soomaaliya oo laga diiwaan geliyay kiisas cusub oo ah COVID-19

Wasaaradda caafimaadka ee Soomaaliya ayaa soo saartay tirada maalin laha ah ee cudurka COVID-19 dalkaasi.

> Laga Helay: 36
> Benadir: 12
> Puntland: 11
> Somaliland: 10
> Jubbaland: 3

> Lab: 31
> Dhedig: 5
> Bogsasho: 41
> Dhimasho: 0
——————————–
> Tirada Guud Laga Helay: 2,997
> Bogsashada Guud: 1,014
> Dhimashada Guud: 92

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here