Soomaaliya oo laga helay kiisas cusub oo ah cudurka COVID-19

Wasaaradda Caafimaadka dowlada Soomaaliya ayaa faahfaahisay Wararkii ugu dambeeyay ee Cudurka COVID-19 ee Soomaaliya
> Laga Helay: 48
> Benadir: 19
> Somaliland: 17
> Puntland: 8
> Galmudug: 2
> Hirshabelle: 2
> Lab: 34
> Dhedig: 14
> Bogsasho: 19
> Dhimasho: 1
——————————–
> Tirada Guud Laga Helay: 2,416
> Bogsashada Guud: 489
> Dhimashada Guud: 85

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here