Spain oo yareysay tirada dhimashada

Dowladda dalka Spain ayaa dhintay tirada dadka ee ilaa iyo hadda cudurka covid-19 gudaha wadankaas ugu nafwaayay.
Tiradan ayaa laga dhimay ku dhawaad 2,000.
Tani ayaa timid kaddib markii dib loo eegay macluumaadkii horay loo diiwaangeliyay ee laga soo tabiyay gobollada.
Dowladda ayaa isbeddelka ay tirada ku sameysay u aaneysay in macluumaadka qaar laba mar la diiwaangeliyay halka natiijooyinka qaarna aynan la xiriirin coronavirus.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here