Sri Lanka oo dil ku xukuntay dad lagu helay dam,biyo la xiriiro daroogada

Madaxwynaha Sri Lanka ayaa manata saxiixay dilka afar qof oo lagu helay dambiyo la xiriira mukhdaradka, Go’anka madaxweynah ayaay kuwa siyaasada falqaneeyaan u arkaan mid sare u sii qaadeyso dib u soo dorashdiisa sanadkan dhamadkiisa.
Maithripala Sirisena ayaa waxa la doortay sanadkii 2015-ka si dalkaasi waxyaba kala duwan uu uga badalo balse waxaa uu la daala dhacaye dulinta waxyaabihi uu balan qaaday oo ay ka mid ahyd arrimaha xuquuqda aadanah iyo musuqmasuqa.
Waxa wajahaya cadaasi tan iyo markii deganaan la’aan siyasadeed laga dareemay sanadkii tagay dalkaasi,gaar ahaan weerarkii bishii April sanadkan oo ay ku dhinteen 250-Qof.
He said the four could appeal their convictions on charges of trading and trafficking in drugs.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here