Suudaan oo qaramada midoobay ugu baaqay inay 2020 ciidamada nabadsugidda halkaasi ka saarto

Dowladda Suudaan ayaa lagu soo warramayaa inay qaramada midoobay u soo jeedisay inay meesha ka saarto xayiraadda ku aaddan in ciidamada nabadsugidda ay ka baxaan wadankaasi.
Baaqan ayaa loo diray golaha ammaanka ee jimciyadda qurumaha ka dhexeysa.
Suudaan ayaa ku talinaysa in ciidamada nabadsugidda ee qaramada midoobay dalkeeda laga saaro ugu dambeyn sannadka soo socdo ee 2020-ka balse midowga Afrika ayaa weli qabo in xaaladda amni aynan weli sugnayn.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here