Suuqyada xaafadda islii oo maanta dib loo furay

Waxaa maanta dib u furmay qaar ka mid ah suuqyada laga adeegto gaar ahaan kuwa dharka iibiya ee xaafadda islii, deegaanka Kamukunji ee magaaladatani Nairobi kaddib markii ay ganacsatada soo buuxiyeen shuruudo lagu xiray.
Xoghayaha guud ee guddiga ganacsatada xaafadda islii Cumar Xuseen oo khadka taleefoonka ugu warramay Mowlid Maxamad Shuuriye ayaa idaacadda Star FM arrinkan faahfaahin ka siiyay.

Sido kale qaar ka mid ah ganacsatada xaafadda islii ayaa muujiyay dareenkooda ku aaddan suuqyada maanta dib loo furay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here