Sweden oo qaadday xayiraadda safarrada ee Britain

Dowladda Sweden ayaa muwaadiniinteeda u ogolaatay inay u safraan boqortooyada Ingiriiska.
Waxay tani micnaheedu tahay in Britain laga saaray liiska wadamada ee shacabka horay looga digay inay safar ku tagaan.
Sido kale dadweynaha Sweden ayaa u safri karo qaaradda Yurub iyagoo maraya Finland iyo Ireland.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here