Taalibaan oo weerar bambo ah ku dishay saraakiil ka tirsan sir doonka Afghanistaan

Afghan National Army soldiers (ANA) arrive at the site of a suicide attack in Kabul October 1, 2014. Two Taliban suicide bombers attacked the Afghan capital on Wednesday, killing at least seven people and wounding more than 15, government officials said, a day after the new government and the United States signed a long-delayed security agreement. REUTERS/Omar Sobhani (AFGHANISTAN - Tags: CIVIL UNREST TRANSPORT MILITARY POLITICS) - RTR48FEE

Ugu yaraan 7 qof ayaa ku dhintay halka 40 kale nah ay ku dhawacmeen ka dib qarax loo adeegsaday baabur oo lala eegtay saraakiisha sir doonka ee Afghanistaan oo ka dhacay gobolka Bari ee Ghazni.
Afhayeenka barasabka gobolkaasi ayaa sheegay in dhibanayaashu ay ugu badan yihiin saraakiisha sir doonka.
Wasaaradda arrimaha gudaha ayaa xaqiijisay weerarka.
Afhayeenka Taalibaan Zabihullah Mujahid ayaa sheegay in raga hubeeysan ay ka dambeeyeen weerarka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here