DHAGEYSO:Tababar ku saabsan badqabka Maraakiibta oo Muqdisho lagu qabtay.

Wasiir ku xigeenka wasaarada Dekedaha iyo Gadiidka Badda ee dowlada Soomaaliya ayaa Magaalada Muqdisho ka Furay Tabar ku aadan badbaadada oo ay ka faaiidaysanayaan dhalinyaro Soomaaliyeed.
Wasiir ku Xigeenka Dekedaha wuxuu sheegay in wasaaradu ay hada ku howlan tahay Soo saarita katano Soomaaliyeed oo dhalinyara ah kuwaasoo badalaya Kabtanadii Mudada Sodonka Sano ka hor dalka u shaqayn jiray,sidoo kale dib u Soo celin doonaan Maraakiibtii Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here