Tababar ku saabsan sidii Kenyaanka galay faraha qaxootiga looga saari lahaa oo la qabtay

Guddoomiyaasha xaafadaha ama jiifafka deegaanka Koonfurta Wajeer ayaa magaalada Habasweyne loogu qabtay tababar la xariira sidii ay faraha qaxootiga uga bixin lahayeen Kenyaanka ay duruufaha ku qasbeen inay galaan diiwaanka hay’adda UNHCR.
Cabdiramaan Mucaawiye ayaa qodobkan dhameystiraya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here