Tababar lagu soo gabagabeeyay Garissa

62

magaalada Garissa waxa lagu soo gaba gabeeyay tababar loo qabtay dad ka kala socday degmoyinka dowlad deeganaka Garisa , kuwaasi oo lo taba baray sida ay dadwaynaha ugu sharaxi la haayeen nidaamka loo codsan kara lacagta uu bixiya sanduuqa dhanka hormarinta ganacsiga ay dawlada ismamaulka Garissa.
Ismaaciil Siciid oo ah maareeyaha sanduuqa horumarinta ganacsiga e Garissa ayaa warbaahinta oga war bixiyay taba barka ama siminaarka.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here