Tababar loo qabtay Culimada Magaalada Garissa

Magaalada Garissa aya waxaa lagu qabtay siminar ama tababar loo qabtay culumada magalada Garisa , wuxuna tababarkan ku saabsanaa sidi culumada ay dowr muuqda oga qaadan lahaayeen in dhalinyarada lagu wacyi galiya sidi ay iskood iskugu anfici lahaayeen iyo inay ka fogaadeen isticmaalka muqaadaradka iyo arimaha anan faa iidada u lahayn ayaga naf ahaantooda iyo bulshada guud ahaan .
Tababarkan aya waxaa so qaban qaabiyay ha’ayada Al ihsaan peace and development iyo haayada Kenya Muslim Charitable sociaty.
Masuuliyinta hayadaha soo qaban qaabiyay tababarkan ayaa idacada STAR FM faa faahin ka siiyay siminarka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here