Taiwan oo laga diiwaangeliyay 23 ah kiisaska cusub ee Coronavirus

Wasiirka caafimaadka ee Taiwan ayaa maanta sheegay in la soo tabiyay 23 kiis oo ah kuwo cusub oo ku saabsan Coronavirus.
Chen Shih-chung ayaa shir jaraaid ka sheegay in 19 ka mid ah 23-ka kiis ay yihiin kuwo inta badan ka soo gudbay dhanka qaaradda Yurub.
Tani ayaa tirada kiisaska ee ilaa iyo hadda jasiiraddaas lagu arkay ka dhigaysa 100.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here