Taiwan oo laga soo tabiyay 26 oo ah kiisaska cusub ee Coronavirus

Wararka naga soo gaaraya jasiiradda Taiwan ayaa sheegaya in halkaas laga diiwaangeliyay 26 kiis oo cusub oo ah kuwa Coronavirus.
Tiradan ayaa tan ilaa iyo hadda halkaas laga soo sheegay ka dhigaysa 195
Kiisaskan marka laga reebo hal , waxaa lagu arkay dad dhawaan safar ku tagay wadamada Maraykanka, Spain , Netherlands, Faransiiska ,Switzerland iyo Britain.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here