Taiwan oo sheegtay in gogol dhaafka uunan dambi ahayn

Maxkamadda dastuuriga ee jasiiradda Taiwan ayaa maanta oo Jimco ah soo saartay go’aan qeexaya in gogol dhaafka uunan ka mid ahayn dembiyada cid dacwad loogu soo oogi karo.
Go’aankan oo kale ayaa sannadihii 2015-kii iyo 2018-kii looga kala dhawaaqay wadamada Kuuriyada Koonfureed iyo India.
Maxkamadda ayaa meesha ka saartay sharci hore oo dhigayay in qofkii xiriir galmo la yeesho qof aynan wada noleyn la xirayo sannad.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here