Talibaan oo ciidamo ku dishay dalka Afganistan

Kooxda Talibaan oo xalay weerar ku qaaday bar kontrool oo ay ku sugnaayeen ciidamada dalka Afganistaan ayaa waxaa ay ku dileen ugu yaraan 24 askari.
Afhayeen u hadlay gudoomiyaha gobolka Uruzgan Zelgai Ebadi ayaa sheegay in dagaalyahanada Taliban ay u soo bandhigeen 28 sarkaal oo ka tirsan booliska maxaliga ah iyo kuwa qaranka ah si fursad loogu siiyo inay guriyahooda aadaan iyagoona isku soo dhiibay ciidamada balse gaadmo ay ku sameeyeen ciidamada ayay ku dileen 28 askari.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here