Taliban oo ciidamo ku dishay waqooyiga dalka Afganistan

Dagaalyahanada Taalibaan ayaa dilay ugu yaraan 25 askari oo ka tirsan ciidamada dowladda ee ku sugan waqooyiga Afqaaniya iyada oo wadahadaladii nabadda ay ka sii socon doonaan magaalada Doha.
Daalibaan ayaa weerar ku qaaday dagaalyahannada dawladda ee ku sugan Baghlan habeenimadii Jimcaha, sida ay sheegayaan saraakiisha Afqaanistaan.
8 askari ayaa sido kale ku dhaawacmatay weerarkaasi.
Mas’uuliyadda weerarkan waxaa sheegatay kooxda Taliban.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here