DHAGEYSO:Taliska Booliska Soomaaliya oo shacabka digniin u diray.

Taliye ku xigeenka ciidanka Booliska Dolwada Soomaaliya Zakiya Xuseen Axmed oo warbaahinta la hadashay ayaa soo saartay awaamiir Booliska Ka soo baxday oo shacabka laga doonayo inay u hogaamsamaan.
Takiska Booliska ayaa shacabka Soomaaliyeed markale waxay kaga digeen inay guryahooda ka kireeyaan dadka falal danbiyeedyada gaysta sidoo kale Taliska ayaa sheegay inaan la ogolayn in magaalada Muqdisho laga sameeyo banaanbaxayo aysan dowladu ogayn oo amaanka wax u dhimaya maadaama ciidamada qaranku ay markasta howlgalo ku jiraan ayagoo waajibaadkooda gudanaya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here